News

Inter-clan feuding is one of the characteristics that anthropologists seized upon when writing about pre-independence Somalia ...
Boqollaal Soogalooti Itoobiyaan ah ayaa Todobaadkan dib ugu soo bilowday degaannada Puntland, kuwaasi oo is aan kala joogsi lahayn ugu qulqulaya magaalada Boosaaso. Tan iyo bilowgii Todobaadkan waxaa ...
Garoowe (Faallo) — Maxamuud Shiddo, oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa dhowaan bixiyay waraysi dhowr qeybood ka kooban ...
Xiisad iyo dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa ka aloosan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, taasi oo salka ku haysa muran ka taagan soo dejinta Jaadka Miirowga ee laga ...
Garoowe (Faallo PP) — Khudbaddii shalay uu jeediyay Madaxweyne Siciid Deni gaar ahaan qeybtii uu kaga hadlay maamulka SSCK ...
Madaxweynaha Puntland, oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xirayay ciidamo oo ka qabsoontay Boosaaso ...
Dowladda Puntland oo qoraal soo saartay ayaa shaacisay in ay dhawaan ka bilaabi doonto dugsiga Tababarka Xorgoble ee magaalada Qardho wejiga labaad ee qorista dhalinyaro ku biiraysa ciidanka Booliska.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland oo maanta Shir ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa soo saaray go’aanno adag oo ku saabsan xakamaynta Tahriibta oo dhawaanahan xargaga goosatay. Shirkan waxaa ka ...
Taliyihii guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo, S/Guuto Saleebaan Barre Geesood ayaa maanta shaaciyay in uu si rasmi ah isaga casilay Xilkii Taliyaha Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo, sida ku ...
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta tababar u soo xiraya cutubyo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ciidamada PMPF. Madaxweyne Siciid ...